Al Shabaab oo goordhaw shaacisay in ay dileen Xildhibaan ay saakay afduubteen

War goordhaw kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ay dileen Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle oo ay saakay ka afduubteen duleedka degmada Balcad. Al Shabaab ayaa sheegtay in dagaalyahno katirsan kooxdooda saakay gaari uu la socday kala degeen Xildhibaan Maxamed Maxamuud siyaad oo kasoo baxay magaalada Jowhar kuna sii jeeday magaalada … Continue reading Al Shabaab oo goordhaw shaacisay in ay dileen Xildhibaan ay saakay afduubteen